all

Ka gudubka Covid - talooyin ka yimid qof ka mid ah shaqaalaha lagama marmaanka ah

Reading now: 108
www.mentalhealth.org.uk

Suba waa dhakhtar, shaqaale samafal iyo war-faafiye, waxayna nala wadaagtey shanta talo ee ugu fiican ee lagu ilaaliyo caafimaad maskaxeed ee wanaagsan sida shaqaale lagama marmaan ah inta lagu guda jiro cudurka saf-marka ah.Shaqaalaha lagama marmaanka ah ayaa had iyo jeer ahaa laf-dhabarta waddankeena, taas oo ay sii muujisay cudurka saf-marka fayruska korona bishii Maarso ee la soo dhaafey.

Shaqaalaha daryeelka bulshada, kalkaaliyayaasha caafimaad, dhakhaatiirta, farmashisteyaasha, shaqaalaha dukaamada wayn iyo darawallada basaska, markii aan taxno dhowr, dhammaantood waxay ku jireen cadaadis aan horay loo arag sannadkii la soo dhaafay.

Read more on mentalhealth.org.uk
The website mental.guide is an aggregator of articles from open sources. The source is indicated at the beginning and at the end of the announcement. You can send a complaint on the article if you find it unreliable.

Related articles

DMCA